Luukos 2:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Siddeed maalmood kadib, cunuggii waa la guday, waxaana loo bixiyay Ciise, magacii malagu siiyay ka hor inta uusan uurka hooyadiis gelin. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH21 Goortii siddeed maalmood dhammaatay oo wiilkii la gudi lahaa, magiciisii waxaa loo baxshay Ciise, sida malaa'igtii ugu bixisay intaan uurka lagu uuraysan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah21 Goortii siddeed maalmood dhammaatay oo wiilkii la gudi lahaa, magiciisii waxaa loo baxshay Ciise, sida malaa'igtii ugu bixisay intaan uurka lagu uuraysan. See the chapter |