Luukos 2:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Calaamadahan ayaad ku garan doontaan, waxaad arki doontaan cunug maro lagu duuduubay oo la dhex seexiyay meesha xoolaha cawska loo dhigo.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH12 Oo waxaa calaamo idiin ahaan tan, waxaad heli doontaan ilmo maro ku duudduuban oo ku jiifa qabaal. See the chapterKitaabka Quduuska Ah12 Oo waxaa calaamo idiin ahaan tan, waxaad heli doontaan ilmo maro ku duudduuban oo ku jiifa qabaal. See the chapter |