Online Bible

- Advertisements -

Luukos 19:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Laakiin Sakhayos ayaa istaagay oo ku yiri Sayidka, “Fiiri, Sayidow! Hadda halkan hantideyda bar waxaan siiyay masaakiinta, haddii aan qof wax ka khiyaameyna, waxaan u celinayaa afar jibaar intey ahayd.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Sakhayos waa istaagay oo Rabbiga ku yidhi, Bal eeg, Sayidow, maalkayga badhkiisa ayaan masaakiinta siinayaa, oo haddii aan nin wax ka dulmay, waxaan u celinayaa afar laab.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

8 Sakhayos waa istaagay oo Rabbiga ku yidhi, Bal eeg, Sayidow, maalkayga badhkiisa ayaan masaakiinta siinayaa, oo haddii aan nin wax ka dulmay, waxaan u celinayaa afar laab.

See the chapter Copy

Luukos 19:8

Follow us:

Advertisements

Advertisements