Luukos 19:47 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub47 Maalin walba wuxuu wax ku bari jiray macbadka. Laakiin gudoomiyayaashii wadaaddada, macalimiinta sharciga Muuse iyo hogaamiyayaasha dadka dhexdooda waxey isku dayayeen iney dilaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH47 Maalin walba ayuu macbudka ku jiri jiray isagoo wax baraya; laakiin wadaaddada sare iyo culimada iyo madaxda dadku waxay dooneen inay dilaan, See the chapterKitaabka Quduuska Ah47 Maalin walba ayuu macbudka ku jiri jiray isagoo wax baraya; laakiin wadaaddada sare iyo culimmada iyo madaxda dadku waxay dooneen inay dilaan, See the chapter |