Luukos 19:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Wuxuu rabay inuu arko Ciise qofka uu yahay, laakiin gaabnaantiisa daraadeed ma uusan awoodin inuu dadka badan ka dhex arko. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Wuxuuna doonayay inuu Ciise arko cid uu yahay, wuuna kari waayay dadkii badnaa aawadood, waayo, wuu gaabnaa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Wuxuuna doonayay inuu Ciise arko cid uu yahay, wuuna kari waayay dadkii badnaa aawadood, waayo, wuu gaabnaa. See the chapter |