Luukos 19:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Markii uu kusoo dhawaaday Beytfaage iyo Beytaniya buurta la yiraahdo Buur Saytuun, wuxuu diray laba ka mid ah xertiisi, waxa uuna ku yiri, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH29 Goortuu Beytfaage iyo Beytaniya ku dhowaaday ilaa buurta Buur Saytuun la yidhaahdo ayuu laba xer ah diray, See the chapterKitaabka Quduuska Ah29 Goortuu Beytfaage iyo Beytaniya ku dhowaaday ilaa buurta Buur Saytuun la yidhaahdo ayuu laba xer ah diray, See the chapter |