Luukos 19:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 “Kadib shaqaalihii kale ayaa yimid oo yiri, ‘Mudane, waa tan lacagtaadii, maro ayaan ku duuduubay oo meel ayaan dhigay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH20 Kii kalena waa yimid isagoo leh, Sayidow, waa kaa minahaagii aan maro yar ku guntay oo meel dhigay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah20 Kii kalena waa yimid isagoo leh, Sayidow, waa kaa minahaagii aan maro yar ku guntay oo meel dhigay. See the chapter |