Luukos 18:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Xertii waxba kama eysan fahmin waxyaalahaas. Macnaha hadalkaasna wuu ka qarsoonaa, mana eysan garaneyn wuxuu Ciise ka hadlayay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH34 Laakiin waxyaalahaas waxba kama ay garan, hadalkaasna waa ka qarsoonaa, mana ay garan wixii la yidhi. See the chapterKitaabka Quduuska Ah34 Laakiin waxyaalahaas waxba kama ay garan, hadalkaasna waa ka qarsoonaa, mana ay garan wixii la yidhi. See the chapter |