Luukos 18:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Sidoo kale dadku waxey Ciise u keenayeen caruur si uu gacantiisa madaxa uga saaro oo u barakeeyo. Markey xertii arkeen arintaas, wey canaanteen. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH15 Ilmo yaryar ayay u keeneen inuu taabto, laakiin goortii xertii aragtay, ayay canaanteen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah15 Ilmo yaryar ayay u keeneen inuu taabto, laakiin goortii xertii aragtay, ayay canaanteen. See the chapter |