Online Bible

- Advertisements -

Luukos 17:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 Laakiin maalintii uu Luud ka tagay Sodom, dab iyo baaruud ayaa roob oo kale cirka uga soo da’ay oo baabi’iyay dhamaantood.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 Laakiin maalintii Luud ka baxay Sodom ayay dab iyo baaruud cirka kaga soo daateen oo wada baabbi'iyeen.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

29 Laakiin maalintii Luud ka baxay Sodom ayay dab iyo baaruud cirka kaga soo daateen oo wada baabbi'iyeen.

See the chapter Copy

Luukos 17:29

Follow us:

Advertisements

Advertisements