Online Bible

- Advertisements -

Luukos 16:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Wuxuu ku jawaabay, “ ‘Boqol iyo toddobaatan jirgaan oo saliid seytuun ah.’ ” “Maamulihii ayaa ku yiri, ‘Qaad warqadda xisaabtaada, halkaas fariiso, oo dhaqso ka dhig siddeetan iyo shan jirgaan.’

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Wuxuu yidhi, Boqol qiyaasood oo saliid ah. Markaasuu ku yidhi, Wixii laguu qoray soo qaad, oo dhaqso u fadhiiso oo qor, Konton.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

6 Wuxuu yidhi, Boqol qiyaasood oo saliid ah. Markaasuu ku yidhi, Wixii laguu qoray soo qaad, oo dhaqso u fadhiiso oo qor, Konton.

See the chapter Copy

Luukos 16:6

Follow us:

Advertisements

Advertisements