Luukos 16:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Isaga oo naarta jooga, saxariirna ku jira, kor ayuu fiiriyay wuxuu meel fog ka arkay Ibraahim iyo Laasaros oo agtiisa jooga. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH23 Intuu Haadees ku jiray ayuu indhihiisa kor u qaaday isagoo aad u silcaya; wuxuuna meel fog ka arkay Ibraahim, iyo Laasaros oo laabtiisa ku tiirsan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah23 Intuu Haadees ku jiray ayuu indhihiisa kor u qaaday isagoo aad u silcaya; wuxuuna meel fog ka arkay Ibraahim, iyo Laasaros oo laabtiisa ku tiirsan. See the chapter |