Online Bible

- Advertisements -




Luukos 16:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 “Waxaa la gaaray dhimashadii tuugsadaha waxeyna malaa’igtii u qaaday Ibraahim dhankiisa. Ninkii taajirka ahaa ayaa sidoo kale dhintay waana la aasay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Waxaa dhacay inuu miskiinkii dhintay, oo malaa'igahu waxay u qaadeen laabtii Ibraahim. Ninkii hodanka ahaana waa dhintay, waana la aasay.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

22 Waxaa dhacay inuu miskiinkii dhintay, oo malaa'igahu waxay u qaadeen laabtii Ibraahim. Ninkii hodanka ahaana waa dhintay, waana la aasay.

See the chapter Copy




Luukos 16:22

Follow us:

Advertisements


Advertisements