Luukos 16:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Markaas ayuu u yeeray oo weydiiyay, ‘Waa maxey waxan kugu saabsan ee aan maqlayo? Isii xisaab xirka maamulkaaga, maxaa yeelay ma rabo inaad sii ahaato maamule.’ ” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 Markaasuu u yeedhay oo ku yidhi, Waa maxay waxan kugu saabsan ee aan maqlayo? I sii xisaabtii wakiilnimadaada, waayo, hadda ka dib wakiil sii ahaan kari maysid. See the chapterKitaabka Quduuska Ah2 Markaasuu u yeedhay oo ku yidhi, Waa maxay waxan kugu saabsan ee aan maqlayo? I sii xisaabtii wakiilnimadaada, waayo, hadda ka dib wakiil sii ahaan kari maysid. See the chapter |