Online Bible

- Advertisements -




Luukos 15:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 “Ama kasoo qaad haweeney ayaa haysatay toban shilin oo qalin ah mid ayaana ka lumay. Miyaysan daareyn feynuus, oo eysan xaaqeyn guriga si fiicanna eysan u raadineyn illaa ey ka hesho?

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Ama naagtee baa toban daraakmo oo lacag ah leh, oo hadday daraakmo lumiso, aan laambad shidin, oo aan guriga xaaqin, oo aan dadaal ku doonin ilaa ay hesho?

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

8 Ama naagtee baa toban daraakmo oo lacag ah leh, oo hadday daraakmo lumiso, aan laambad shidin, oo aan guriga xaaqin, oo aan dadaal ku doonin ilaa ay hesho?

See the chapter Copy




Luukos 15:8

Follow us:

Advertisements


Advertisements