Online Bible

- Advertisements -




Luukos 15:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 “Kasoo qaad midkiin inuu leeyahay boqol ido oo hal lax ka lunto. Miyuusan kaga tagayn meel cidla ah sagaal iyo sagaashanka kale uusanna raadineyn laxdii luntay illaa uu ka helo?

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Ninkiinnee baa tiro ido ah leh, oo middood ka hallowday, aan sagaal iyo sagaashanka cidlada kaga tegin, oo aan tii hallowday ka daba tegin, ilaa uu soo helo?

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

4 Ninkiinnee baa tiro ido ah leh, oo middood ka hallowday, aan sagaal iyo sagaashanka cidlada kaga tegin, oo aan tii hallowday ka daba tegin, ilaa uu soo helo?

See the chapter Copy




Luukos 15:4

Follow us:

Advertisements


Advertisements