Online Bible

- Advertisements -




Luukos 15:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Laakiin Farrisiintii iyo macalimiintii sharciga waxey si hoos ah isku weydiiyeen, “Ninkan wuxuu soo dhaweystaa oo waxna la cunaa dembiilayaasha.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Kolkaasay Farrisiintii iyo culimadiiba gunuunaceen, iyagoo leh, Ninkanu dembilayaashuu soo dhoweeyaa oo wax la cunaa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

2 Kolkaasay Farrisiintii iyo culimmadiiba gunuunaceen, iyagoo leh, Ninkanu dembilayaashuu soo dhoweeyaa oo wax la cunaa.

See the chapter Copy




Luukos 15:2

Follow us:

Advertisements


Advertisements