Luukos 15:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Sidaa si la mid ah, waxaan idiin sheegayaa, iney farxad ka jiri doonto malaa’igta Illaahey agtooda marka uu hal dembiile toobadkeeno.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH10 Waxaan idinku leeyahay, Sidaas oo kale markii mid dembi leh toobad keenoba, farxad ayaa kaga jirta malaa'igaha Ilaah hortooda. See the chapterKitaabka Quduuska Ah10 Waxaan idinku leeyahay, Sidaas oo kale markii mid dembi leh toobadkeenoba, farxad ayaa kaga jirta malaa'igaha Ilaah hortooda. See the chapter |