Online Bible

- Advertisements -




Luukos 14:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

28 “Kasoo qaad mid idin ka mid ah ayaa raba inuu dabaq dhisto. Marka hore miyuusan fariisanayn oo xisaabineyn qiimaha ku baxaya si uu u ogaado inuu haysto lacag ku filan oo uu ku dhameeyo?

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

28 Waayo, midkiinnee doonaya inuu noobiyad dhiso oo aan kolkii hore fadhiisan inuu xisaabo intay ku kacayso, inuu ogaado inuu haysto wax uu ku dhammeeyo iyo in kale?

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

28 Waayo, midkiinnee doonaya inuu noobiyad dhiso oo aan kolkii hore fadhiisan inuu xisaabo intay ku kacayso, inuu ogaado inuu haysto wax uu ku dhammeeyo iyo in kale?

See the chapter Copy




Luukos 14:28

Follow us:

Advertisements


Advertisements