Luukos 14:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 “Adoonkii ayaa yiri, ‘Mudane, waan sameeyay sidaad amartay, laakiin weli qol ayaa banaan.’ See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH22 Kolkaasaa addoonkii ku yidhi, Sayidow, waxaad amartay waa la yeelay, oo weli meel baa bannaan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah22 Kolkaasaa addoonkii ku yidhi, Sayidow, waxaad amartay waa la yeelay, oo weli meel baa bannaan. See the chapter |