Luukos 13:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Kadib Ciise wuxuu u sheegay tusaalahaan, “Nin ayaa lahaa geed berde ah oo beertiisa canabka ah ka dhex baxayay, maalin ayuu beerta yimid si uu mirro uga gurto laakiin wax mira ah kama uusan helin. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH6 Markaasuu masaalkan ku hadlay, Nin baa wuxuu lahaa geed berde ah oo beertiisii canabka ahayd lagu beeray. Waa u yimid isagoo midho ka doonaya, waxbana kama uu helin. See the chapterKitaabka Quduuska Ah6 Markaasuu masaalkan ku hadlay, Nin baa wuxuu lahaa geed berde ah oo beertiisii canabka ahayd lagu beeray. Waa u yimid isagoo midho ka doonaya, waxbana kama uu helin. See the chapter |