Luukos 13:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Si kastey ahaataba, waa inaan sii socdo maanta, berri iyo berri dambe. Ma wanaagsana in nebi ku dhinto meel Yeruusaalem ka baxsan! See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH33 Laakiin waa inaan socdo maanta iyo berri iyo maalinta ku xigtaba, waayo, ma noqon karto nebi inuu ku dhinto Yeruusaalem dibaddeeda. See the chapterKitaabka Quduuska Ah33 Laakiin waa inaan socdo maanta iyo berri iyo maalinta ku xigtaba, waayo, ma noqon karto nebi inuu ku dhinto Yeruusaalem dibaddeeda. See the chapter |