Online Bible

- Advertisements -




Luukos 13:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

31 Waqtigaas Farrisiinta qaar ka mid ah ayaa Ciise u yimid oo ku yiri, “Ka tag meeshan oo meel kale aad. Herodos inuu ku dilo ayuu rabaa.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

31 Markaas qudhiisa ayaa waxaa yimid qaar Farrisiin ah iyagoo ku leh, Bax oo ka tag meeshan, waayo, Herodos ayaa doonaya inuu ku dilo.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

31 Markaas qudhiisa ayaa waxaa yimid qaar Farrisiin ah iyagoo ku leh, Bax oo ka tag meeshan, waayo, Herodos ayaa doonaya inuu ku dilo.

See the chapter Copy




Luukos 13:31

Follow us:

Advertisements


Advertisements