Luukos 13:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Waxey u egtahay iniin khardal ah, oo uu nin beertiisa ku beeray. Wey baxday waxeyna noqotay geed weyn, shimbirruhu cirka duulayana laamihiisa ayey buulal ka dhisteen.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH19 Waxay u eg tahay iniin khardal ah, oo nin qaaday oo beertiisii ku riday, oo ay baxday oo geed dheer noqotay, shimbirraha cirkuna laamaheeday ku degeen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah19 Waxay u eg tahay iniin khardal ah, oo nin qaaday oo beertiisii ku riday, oo ay baxday oo geed dheer noqotay, shimbirraha cirkuna laamaheeday ku degeen. See the chapter |