Online Bible

- Advertisements -




Luukos 13:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Isla waqtigaas dad ayaa Ciise u sheegay in Bilaatos uu amray in la dilo dad reer Galili ah iyagoo allabari bixinaya dhiigoodina wuxuu ku darsamay allabarigoodii.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Wakhtigaas qudhiisa waxaa joogay qaar wax uga sheegay dadka reer Galili oo Bilaatos dhiiggooda ku daray allabarigooda.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

1 Wakhtigaas qudhiisa waxaa joogay qaar wax uga sheegay dadka reer Galili oo Bilaatos dhiiggooda ku daray allabarigooda.

See the chapter Copy




Luukos 13:1

Follow us:

Advertisements


Advertisements