Luukos 12:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 “Waxaan idin ku leeyahay, mid walboo dadka hortooda igu qirta, Wiilka Aadanahuna malaa’igta iyo Illaahey hortiisa ayuu ku qiran doonaa. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH8 Weliba waxaan idinku leeyahay, Mid walba oo igu qirta dadka hortiisa, ayaa Wiilka Aadanahu ku qiran doonaa malaa'igaha Ilaah hortooda. See the chapterKitaabka Quduuska Ah8 Weliba waxaan idinku leeyahay, Mid walba oo igu qirta dadka hortiisa, ayaa Wiilka Aadanahu ku qiran doonaa malaa'igaha Ilaah hortooda. See the chapter |