Luukos 12:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Laakiin waxaan idin tusi doonaa kan aad ka cabsan lahaydeen, ka cabsada kan marka jirkiina la dilo awood u leh inuu naarta ku tuuro. Haa, waan idiin sheegaya, isaga ka cabsada! See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Laakiin waxaan idinkaga digayaa kaad ka baqi lahaydeen. Ka baqa kan kolkuu dilo dabadeed amar u leh inuu jahannamada ku tuuro. Runtii, waxaan idinku leeyahay, Kaas ka baqa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Laakiin waxaan idinkaga digayaa kaad ka baqi lahaydeen. Ka baqa kan kolkuu dilo dabadeed amar u leh inuu jahannamada ku tuuro. Runtii, waxaan idinku leeyahay, Kaas ka baqa. See the chapter |