Luukos 12:47 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub47 “Adeega walboo garanayo waxa sayidkiisu uga baahanyahay inuu sameeyo oo aan diyaar u noqoneynin ama sameyneynin waxa sayidku doonayo, aad ayaa loo garaaci doonaa. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH47 Addoonkaas ogaa doonista sayidkiisa, oo aan diyaargarayn, oo aan yeelin sidii doonistiisu ahayd, wax badan waa la garaaci doonaa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah47 Addoonkaas ogaa doonista sayidkiisa, oo aan diyaargarayn, oo aan yeelin sidii doonistiisu ahayd, wax badan waa la garaaci doonaa. See the chapter |