Luukos 12:46 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub46 Sayidkiisu wuxuu soo laaban doonaa maalin uusan filanayn, iyo waqti uusan ogayn. Adeegahaas waa la ciqaabi doonaa oo waxaa lala dajin doonaa kuwa aan iimaanka lahayn. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH46 addoonkaas sayidkiisu wuxuu iman doonaa maalin aanu filayn oo saacad aanu ogayn, oo waa kala jeexi doonaa, oo wuxuu ka dhigi doonaa mid qayb la hela kuwa aan aaminka ahayn. See the chapterKitaabka Quduuska Ah46 addoonkaas sayidkiisu wuxuu iman doonaa maalin aanu filayn oo saacad aanu ogayn, oo waa kala jeexi doonaa, oo wuxuu ka dhigi doonaa mid qayb la hela kuwa aan aaminka ahayn. See the chapter |