Luukos 12:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub45 Laakiin haddii adeeguhu is dhaho, ‘Sayidkeygi mar dhow ma soo laabanayo,’ oo bilaabo inuu garaaco adeegayaashii kale rag iyo dumarba, oo uu cuno, cabo oo sarqaamo. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH45 Laakiin haddii addoonkaas qalbigiisa ka yidhaahdo, Sayidkayga imaatinkiisii waa raagay, oo uu bilaabo inuu garaaco midiidinyada ragga iyo dumarka ahaa, iyo inuu wax cuno oo wax cabbo oo sakhraamo, See the chapterKitaabka Quduuska Ah45 Laakiin haddii addoonkaas qalbigiisa ka yidhaahdo, Sayidkayga imaatinkiisii waa raagay, oo uu bilaabo inuu garaaco midiidinyada ragga iyo dumarka ahaa, iyo inuu wax cuno oo wax cabbo oo sakhraamo, See the chapter |