Luukos 11:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 “Haddaba waxaan idin leeyahay, weydiista waana la idin siin doonaa, doondoona waadna heli doontaan, garaaca albaabkana waa la idin ka furi doonaa. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH9 Waxaan idinku leeyahay, Weyddiista oo waa laydin siin doonaa; doona oo waad heli doontaan; garaaca oo waa laydinka furi doonaa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah9 Waxaan idinku leeyahay, Weyddiista oo waa laydin siin doonaa; doona oo waad heli doontaan; garaaca oo waa laydinka furi doonaa. See the chapter |