Online Bible

- Advertisements -

Luukos 11:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Waxaan idin leeyahay, waa laga yaabaa in uusan kicin oo ku siinin cuntada aad rabtid, saaxiib ayaad tihiin darteed. Laakiin wuu kici doonaa oo ku siin doonaa waxaad rabtid oo dhan waayo ma ka xishoonin inaad weydiisatay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Waxaan idinku leeyahay, In kastoo aanu kici doonin oo aanu siin doonin saaxiibnimadiisa aawadeed, weliba baryo badnaantiisa aawadeed ayuu u kici doonaa oo u siin doonaa in alla intuu u baahan yahay.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 11:8

Follow us:

Advertisements

Advertisements