Online Bible

- Advertisements -




Luukos 11:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Kasoo qaad kan guriga ku jiro hadduu ku jawaabo, ‘Ha idhibin. Albaabka mar hore ayaan xiray, aniga iyo caruurteyduna waan jiifnaa. Ma awoodi inaan kaco oo wax ku siiyo.’

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Kaasaana gudaha ka jawaabaya oo odhanaya, Ha i dhibin. Albaabka waa la xidhay; carruurtayduna sariirtay ila jiiftaa; umana kici karo inaan wax ku siiyo.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

7 Kaasaana gudaha ka jawaabaya oo odhanaya, Ha i dhibin. Albaabka waa la xidhay; carruurtayduna sariirtay ila jiiftaa; umana kici karo inaan wax ku siiyo.

See the chapter Copy




Luukos 11:7

Follow us:

Advertisements


Advertisements