Luukos 11:48 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub48 Sidaas ayaad iskugu marqaatifurteen waxyaalihii ey awoowayaashiin sameeyeen, waayo iyaga ayaa dilay idinkuna waxaad dhisteen xabaalahooda. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH48 Haddaba waxaad tihiin markhaatiyaal oo aad oggoshihiin shuqulkii awowayaashiin, waayo, iyagaa dilay, idinkuna waad dhistaan xabaalahooda. See the chapterKitaabka Quduuska Ah48 Haddaba waxaad tihiin markhaatiyaal oo aad oggoshihiin shuqulkii awowayaashiin, waayo, iyagaa dilay, idinkuna waad dhistaan xabaalahooda. See the chapter |