Luukos 11:47 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub47 “Hoog ayaa idin sugaya! Waayo nebiyaashii ey awoowayaashiin dileen ayaad u dhistaan xabaalaha fiican. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH47 Waa idiin hoog, waayo, waxaad dhistaan xabaalaha nebiyada, awowayaashiinse way dileen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah47 Waa idiin hoog, waayo, waxaad dhistaan xabaalaha nebiyada, awowayaashiinse way dileen. See the chapter |