Luukos 11:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub45 Markaas ayaa mid macalimiinta sharciga ka mid ah Ciise ku yiri, “Macalinow, waxyaalahan markaad dhahdid waad na caayneysaa!” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH45 Kuwa sharciga yaqaan midkood ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, markaad waxaas leedahay, annagana waad na caayaysaa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah45 Kuwa sharciga yaqaan midkood ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, markaad waxaas leedahay, annagana waad na caayaysaa. See the chapter |