Luukos 11:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Dembiyadeena naga cafi, sida aan anaguba u cafino kuwa noo gafay. Oo jarribaadda ha noo kaxayn, laakiin naga badbaadi kan sharta leh.’ ” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH4 Oo naga cafi dembiyadayada, waayo, annaguba waa u cafinnaa mid walba oo aannu qaan ku leennahay, oo jirrabaaddana ha noo kaxayn. See the chapterKitaabka Quduuska Ah4 Oo naga cafi dembiyadayada, waayo, annaguba waa u cafinnaa mid walba oo aannu qaan ku leennahay, oo jirrabaaddana ha noo kaxayn. See the chapter |