Luukos 11:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Ciise goortuu hadalkii dhameystay, nin Farrisi ah ayaa gurigiisi ugu casuumay iney isla cunteeyaan, markaas ayuu raacay oo cunto u fariistay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH37 Goortuu hadlayay, nin Farrisi ah ayaa weyddiistay inuu wax la cuno; wuuna galay gurigiisa, oo cunto u fadhiistay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah37 Goortuu hadlayay, nin Farrisi ah ayaa weyddiistay inuu wax la cuno; wuuna galay gurigiisa, oo cunto u fadhiistay. See the chapter |