Luukos 11:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Ishu waa ilayska jirka. Indhahaagu haddii ey caafimaad qabaan, jirkaaga oo dhan ayaa iftiin lahaanaya. Laakiin haddii eysan caafimaad qabin, jirkaagoo dhan ayaa mugdi noqonaya. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH34 Ilayska jidhkaagu waa ishaada, ishaaduna markay hagaagsan tahay, jidhkaaga oo dhammu waa iftiimaa, laakiin goortay xun tahay, jidhkaaguna waa gudcur. See the chapterKitaabka Quduuska Ah34 Ilayska jidhkaagu waa ishaada, ishaaduna markay hagaagsan tahay, jidhkaaga oo dhammu waa iftiimaa, laakiin goortay xun tahay, jidhkaaguna waa gudcur. See the chapter |