Online Bible

- Advertisements -

Luukos 11:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

33 Ciise wuu sii hadlayay isaga oo wax barayay, “Ma jiro qof laambad shida oo meel qarsoon dhiga, ama weel ku daboola. Laakiin waxaa la saaraa laambad saarka si ey kuwa soo gala iftiin u helaan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

33 Ma jiro nin, goortuu ilays shido, dhiga meel qarsoon ama weel hoostiisa, laakiin wuxuu saaraa meeshii ilayska si ay kuwa soo galaa iftiinka u arkaan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

33 Ma jiro nin, goortuu ilays shido, dhiga meel qarsoon ama weel hoostiisa, laakiin wuxuu saaraa meeshii ilayska si ay kuwa soo galaa iftiinka u arkaan.

See the chapter Copy

Luukos 11:33

Follow us:

Advertisements

Advertisements