Luukos 11:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Laakiin haddii qof ka xoog weyn soo weeraro oo ka xoog badiyo, wuxuu ka qaadayaa hubkii uu isku haleynayay wuuna kala qeybiyaa wixii uu soo xaday oo dhan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH22 Laakiin mid ka xoog badan goortuu ku soo baxo oo ka adkaado, wuxuu ka qaadaa hubkiisii uu isku halleeyey, oo wuu qaybiyaa wuxuu ka dhacay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah22 Laakiin mid ka xoog badan goortuu ku soo baxo oo ka adkaado, wuxuu ka qaadaa hubkiisii uu isku halleeyey, oo wuu qaybiyaa wuxuu ka dhacay. See the chapter |