Luukos 11:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Ciise meel ku duceysanayay. Markii uu ducada dhameystay ayaa mid xertiisa ka mid ah weydiiyay, “Sayidow, anagana nabar sida loo duceysto, siduu Yooxanaa u baray xertiisa.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH1 Meel buu ku tukanayay, oo goortuu dhammeeyey, mid xertiisa ka mid ah ayaa ku yidhi, Sayidow, na bar si loo tukado, sida Yooxanaa xertiisa u baray. See the chapterKitaabka Quduuska Ah1 Meel buu ku tukanayay, oo goortuu dhammeeyey, mid xertiisa ka mid ah ayaa ku yidhi, Sayidow, na bar si loo tukado, sida Yooxanaa xertiisa u baray. See the chapter |