Luukos 10:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Intuu u yimid ayuu saliid seytuun iyo khamri nabaradiisi ku shubay kadibna wuu xiray. Isla markii ayuu ninkii dameerkiisi saaray oo geeyay meel hoteel ah meeshaas ayuu ku daryeelayay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH34 Wuuna u dhowaaday, oo nabrihiisii ka duudduubay, oo saliid iyo khamri ku shubay, markaasuu saaray neefkiisii, oo hudheel geeyey, waana u dadaalay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah34 Wuuna u dhowaaday, oo nabrihiisii ka duudduubay, oo saliid iyo khamri ku shubay, markaasuu saaray neefkiisii, oo hudheel geeyey, waana u dadaalay. See the chapter |