Luukos 10:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 Markaas ayaa Ciise u sheegay sheeko oo ku yiri, “Nin ayaa wuxuu ka safrayay Yeruusaalem illaa Yerixoo, tuugo ayaana weerartay. Dharka intey ka siibeen ayey si xun u garaaceen oo ey isaga oo naf ah jidka ku dhaafeen. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH30 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Nin baa Yeruusaalem ka soo degayay oo Yerixoo ku socday; wuxuuna ku dhex dhacay tuugag, oo intay dharka ka furteen oo garaaceen ayay ka tageen oo daayeen isagoo bestiis ah. See the chapterKitaabka Quduuska Ah30 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Nin baa Yeruusaalem ka soo degayay oo Yerixoo ku socday; wuxuuna ku dhex dhacay tuugag, oo intay dharka ka furteen oo garaaceen ayay ka tageen oo daayeen isagoo bestiis ah. See the chapter |