Luukos 10:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 “Aabahay ayaa wax walba i siiyay. Cidna ma garaneyso Wiilku qofka uu yahay Aabaha maahee, sidoo kalana cidna ma garaneyso Aabuhu qofka uu yahay Wiilka iyo cidii uu doorto inuu u muujiyo maahee.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH22 Aabbahay wax walbaba waa ii dhiibay; oo ninna Wiilka garan maayo cid uu yahay Aabbaha maahee, oo ninna Aabbaha garan maayo cid uu yahay, Wiilka maahee, iyo kii Wiilku doonayo inuu u muujiyo. See the chapterKitaabka Quduuska Ah22 Aabbahay wax walbaba waa ii dhiibay; oo ninna Wiilka garan maayo cid uu yahay Aabbaha maahee, oo ninna Aabbaha garan maayo cid uu yahay, Wiilka maahee, iyo kii Wiilku doonayo inuu u muujiyo. See the chapter |