Luukos 1:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Waqtigii Herodos ahaa boqorka Yahuudiya, waxaa jiray wadaad la yiraahdo Sakariyas oo ka mid ahaa wadaaddadii Abiya. Xaaskiisa Elisabedna waxey ahayd farcankii Haaruun. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Wakhtigii Herodos ahaa boqorkii Yahuudiya, waxaa jiray wadaad la odhan jiray Sakariyas, oo ka mid ahaa safkii Abiya; haweenaydiisuna waxay ka mid ahayd hablihii reer Haaruun, magaceedana waxaa la odhan jiray Elisabed. See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Wakhtigii Herodos ahaa boqorkii Yahuudiya, waxaa jiray wadaad la odhan jiray Sakariyas, oo ka mid ahaa safkii Abiya; haweenaydiisuna waxay ka mid ahayd hablihii reer Haaruun, magaceedana waxaa la odhan jiray Elisabed. See the chapter |