Luukos 1:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Wuxuuna weligiis boqor u ahaan doonaa dhashii Yacquub oo boqortooyadiisuna ma dhamaan doonto weligeed.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH33 Weligiiba wuxuu boqor u ahaan doonaa dadkii Yacquub, boqornimadiisuna ma idlaan doonto. See the chapterKitaabka Quduuska Ah33 Weligiiba wuxuu boqor u ahaan doonaa dadkii Yacquub, boqornimadiisuna ma idlaan doonto. See the chapter |