Luukos 1:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Wuxuuna u soo diray gabar bikro ahayd oo u doonaneyd nin la dhihi jiray Yuusuf, kaasoo ahaa dhashii Daa’uud. Gabadhaas bikrada ahayd magaceedu wuxuu ahaa Maryan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH27 ilaa gabadh bikrad ah oo u doonanayd nin la odhan jiray Yuusuf oo dhashii Daa'uud ahaa; gabadhana waxaa la odhan jiray Maryan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah27 ilaa gabadh bikrad ah oo u doonanayd nin la odhan jiray Yuusuf oo dhashii Daa'uud ahaa; gabadhana waxaa la odhan jiray Maryan. See the chapter |