Online Bible

- Advertisements -

Luukos 1:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Wuxuuna kasoo hor mari doonaa Rabbiga isaga oo leh ruuxii iyo xooggii Eliyaas. Si uu quluubta waalidka ugu soo jeediyo caruurtooda, kuwii caasiyeyna wuxuu ku celin doonaa xigmadda xaqa ah, si uu dadka Rabbiga ugu diyaariyo.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Isaguna wuxuu ku hor mari doonaa ruuxii iyo xooggii Eliyaas inuu aabbayaasha qalbiyadooda ku soo jeediyo carruurta, iyo inuu caasiyiinta ku soo celiyo xigmadda kuwa xaqa ah, inuu Rabbiga u diyaargareeyo dad hagaagsan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 1:17

Follow us:

Advertisements

Advertisements