Online Bible

- Advertisements -

Luukos 1:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Waayo qof weyn ayuu Illaah hortiisa ku ahaan doonaa. Mana cabi doono khamri ama cabitaan kale oo la khamiiriyay, inta uusan dhalan ka hor ayaa Ruuxa Quduuska ah ka buuxsami doonaa.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 waayo, Rabbiga hortiisa nin weyn buu ku ahaan doonaa, mana cabbi doono khamri ama wax lagu sakhraamo. Waxaana xataa uurka hooyadiis kaga buuxsami doona Ruuxa Quduuskaa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

15 waayo, Rabbiga hortiisa nin weyn buu ku ahaan doonaa, mana cabbi doono khamri ama wax lagu sakhraamo. Waxaana xataa uurka hooyadiis kaga buuxsami doona Ruuxa Quduuskaa.

See the chapter Copy

Luukos 1:15

Follow us:

Advertisements

Advertisements